Duration 5:24

Macluumaad deeqaha waxbarashada ee laga heli karo Koonfurta Kuuriya

1 132 watched
0
51
Published 20 Jan 2021

Mid ka mid ah gabdhaha Soomaaliyeed ee wax ka barta kuuriyada Koonfureed ayaa ka sheekeyneysa sida ay ku heshay deeqda wax barasho ee ay u joogto dalkaas iyo talo muhiim ah.

Category

Show more

Comments - 6