Duration 00

Wa Qiso Muruga Badan: Hooyo Somaliyeed & Caruurteeda oo guri ku xiran

27 525 watched
0
0
Published 6 Dec 2021

Category News & Politics

Show more

Comments - 79
  • @
    @zammyali30473 years ago Subhaana llaah Ilaahay gabadha caafimad degdeg ha siiyo Ilaahay wax kasta wuu awoodaa yaa rabi awoodaada ku caafi 11
  • @
    @fouzianuura23273 years ago Illaahoow Somali hanoo jabin naxariis ma lahee. 4
  • @
    @fadumoelmi85793 years ago Subxaan Allah Ilahay ha u gargaaro umada muslimiinta ah 1
  • @
    @marianali8243 years ago Umadaha aduunku dadkooda xanuunsada way dhaqaaleeyaan oo ugargaaraan waxaynu nahay umad qalbigii qalalay naxariis aan lahayn ilaahayna karabta gargaar dulmigii oo lugayeeshay oo Hadlaya oo hadana raxmad ilaahay ka baryaya baynu ubadanay, ilaahay hawgargaaro inantaa iyo ubadkeeda isagaa awood lehe. ... 4
  • @
    @saidamohamed14243 years ago Oooh walahi that's very sad alah somali xumaa oo xasidsanaa ilahey cafimad ha siiyo 6
  • @
    @fadmaahmed23153 years ago Allah ha cafiyo mama da amiin amiin. Somalay ka daya dhibta mama da 😞😞😞😞Allah ka baqa Allah xanuun ka ha ka korqado amiin amiin. Brother Qays iyo Rahma wad salamaan tihiin walaal sifican baad ugu sharax daad Somali da cudurka .. Thanks 🙏🏼 keep going 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🇩🇯🇩🇯🇺🇸 ... 3
  • @
    @khadraabdirahman67913 years ago Allah umadeena fahan iyo naxariis ha siiyo dhibatiiyin badsn oo ina hays allah ayaadhibaataynta dadka dhibaataysa uga gudey mana garanaan dadkeenu 1
  • @
    @f.n64913 years ago SubhanaAllah ilaaheey u baryayaa ha ka dulqaado dhibaatada haysato hooyadaad iyo caruurteeda 2
  • @
    @sacdiyosheikhdon90183 years ago Ilaahoow caafimaad deg ah iyo irzaaqad waasic ah sii 4
  • @
    @hiboabdi3283 years ago waxaasi waawaxa kukeena colaada ama in u qofku qofkale qaadsiiyo isagoo aargudsanaya wllyaal illaahay kaboqa oo kadaaya takoorka walaalaheena xanuunsan ukaraa in illaahay kugusoowarejiyo subxan allaah 5
  • @
    @malyungandal85663 years ago Qof walba caafimadaka iyo xanuunka Alle ayaa keeno ma jiro qof caafimadka isaga keen san karo marka dadka waa iney ogaadan in ilaah u simanyihiin waa iney ogaadan taas oo qofka qadarta ku dhacday an laga dhigin Takoor waa inaa walaalka xanuun san loo duceeyaa Alle ha caafiyo walaashen anagan Alloow nag xijaab xanuunada xun Alloow ha noo caroon rabiyoow caafi walaashen ... 1
  • @
    @ruqiyahussein15503 years ago Ilahay cafimaad deg ah siiyo amiin yaaa Allah 😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 1
  • @
    @zahromahamed34833 years ago Ilaahow saacidee maskii umadana kaceli caafimaadna sii 2
  • @
    @abdullahioaweys403 years ago Khayr ilaahay hakuugu bedelo walaal waanada wanaagsan 1
  • @
    @somalihanolato7413 years ago Allaha caafiyo oo xifdiyo soomali hurudoy weligeed hoos wax uma firiso war cudurada markad aragtan is way diiya side uga badbadi donta baritan sameya si aadan u dhawacin dadka ka ag dhow allaha waa kuwii dhagax xayn jiray dadka waalan ... 1
  • @
    @hiboabdi3283 years ago aamiin illaahayow awoodaadakucaafi aamiin 5
  • @
    @nimcooslo14593 years ago Alle haku siiyo caafimaad dagdaga abaayo 2
  • @
    @kaphone67023 years ago Soomaalida wax habarato intey mediyaha lacsg kadoonayaa diinta mabartaan oo a bilaash ah maadina mabartaan. 4
  • @
    @yaqub_h24202 years ago Subxaan allah war Somalia 🇸🇴 cudurka mayadaa soo gadatay war illah kabaqa 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼❤️❤️❤️👍👍✌️❤️🇸🇴☝️🙏🏼🙏🏼🤔🤔🤔🤔🤔
  • @
    @afiyaibrahim1503 years ago Taleefankeeda noo soo qor wll mahadsanid. 4
  • @
    @sadiaisse21763 years ago Princess Diana bay ahayd qofkii ugu horeeyey oo carruur Positive ah taataabatay oo kor uqaaday dhunka tay waana markay ogaadeen shacabka ingiriisku in aan taabasho lagu kala qaadin. Markiise laga dhaadhicin waa yey qaybakamida dadka waxaa laga dhigay qarsoodi hada lama yaqaan qofka qaba iyo qofkale Waxaa loobaahan ya hay dad dhexgala dadkaan oo tusa in aan taabasho lagukala qaadin ... 1
  • @
    @khadraabdirahman67913 years ago Allahuma inii Acuudu bika an akuuna zjaarul Jahanam 1
  • @
    @afiyaibrahim1503 years ago Asc. Illaahow u gargaar,oo caafi yaa rabi. 2
  • @
    @maryanosmanolow80973 years ago Asc walal waa mahadsan tahay waa ka xumahay dhibatada intaa eg ee loo genstat hooyadan iyo ilmaheda somaliyey isku naxariista 1
  • @
    @saadiacadey39603 years ago Wcs walalkey waalhi aad Ayan iga xumahy mamad dadka siidas u gaalya axxxxx yaaa Allh yaa raaxman yaa raxiim Allow umada so hanuni 1
  • @
    @fatimaali67993 years ago SubhanaAllah very Sad may Allah guide the people 2
  • @
    @nimoabdulahi83283 years ago Caafimaaf tasma alaha siiyo ilaahay wax kasta wuu awoodaa 2
  • @
    @yaqub_h24202 years ago Aamiin yaa allah swt ha caafiyo insha allah abaayo gabadha dhaaf
  • @
    @fadumogelle84623 years ago Subxanalah war somalida maxaa ku dhacay 1
  • @
    @khadraabdirahman67913 years ago Xataa hadii hoy hantiya hesho deris nasreedka ayaan dayneyn. Dad caqliya cimiyar alaka cabsi yar ayaan u badanahay 1
  • @
    @khadraabdirahman67913 years ago Taladda ii muuqataa waa in dadka xanuunkaa qaba meel la dejiyo dadkooda wsxyaqaan caruurahay idku durrufta yihiin madariso u furaan iyagu lacagta kala qaataan dawlada ama haydshsna la kaashadaan dsdka damiirkale si qaysna gacan ka gaystaan anigaba dhehe. ... 1
  • @
    @kaltunomar44173 years ago Subxaana allah dadkiyoo dhanbo alle kacabsigiyaa yaraaday 1
  • @
    @deeqoahmed17713 years ago Walaal waxaa usheegtaa soomaalida ka carareyso dadkooda markey maqlaan hebel ama heblaayo aids ayey qabaan gaalada ay wadamadooda joogaan iney aids iyo cuduro kadaran ay qabaan hadana eysan kacararin ayaga iyo caruurtooda ay lanool yihiin sooaalida wax walba gaalada xagooda kayimaado raali ayey kuyihiin kamana hadli karaan laakiin wixii walaalkood kudhaco wey kuceynayaan ummada oodhana wey kudhex ceebeenaayaan taasna waxaa keeneyso xaasidnimada ay ummada soomaaliyeed ubadan yihiin waxeyna noqdeen ummad naxariistii kaguurtey xasbunallaahu wanicmal wakiil ... 3
  • @
    @khadraabdirahman67913 years ago Hadaad masnta buuxdaan caafimaad qabtasn sidaa gurina ma ahaanayo qofwabana sllah hortiisbaa la soo taagayaa wasna laga sbaal marinayaa xadgudubkii jaarnimo ehelnimo bashi iyo bukaan ku fiirsi intaba. 1
  • @
    @ibadofarah99143 years ago KAGUUR. SOOMAAlIYA. QAXONTIYADA. GAL. WAY KUCAAWIN. UN WADAMADA KALE. AYAY. KU GEYNAYAAN UN Allaah. Haku. Sakhiro 2
  • @
    @khadraabdirahman67913 years ago Was mahadsantihiin qays iyo asxaabtiiss 1
  • @
    @sahracarab42203 years ago Somalidu wadad masiba ah intooda badan 1
  • @
    @zeinabumu.hamza.12343 years ago Somaali gormey.fahmi.donaan.xaqiqde.kajirta.adunka.wa.ok.ineey.jiraan.dad.la.nol.xanunkas 1
  • @
    @f.o8473 years ago Culimada waawayn ee magaaladaa dagan dadka ha wacyi galiyaan
    iyo inaan ladulmin ilmahan yaryar
    1
  • @
    @hawakarshe79043 years ago Gabadhaas ha loo hiiliyo iyo caruurta the Judgment day is coming soon. 1
  • @
    @faisaahmed23123 years ago Please make a video about hiv i think Somali ppl don't u can't catch for talking or eat food with 2
  • @
    @kaphone67023 years ago Sadex cudur ayaa jira oo dhiiga lugu kalaqaado waa HIV aids hepatitis B hepatitis C. Wuxuuna dhacaa galmada ama irbad gashey qofkan qaba oo dhiigiisa taabate iney adna lugugu mudo lk sida soomaalida utakoorto qofkaqaba xanuunkaas waa qalad waxaa allah nasiiyey jildi adag oo Qofka difaaca xataa hadii dhiigiiso kumarmariyo kuguma dhacayo waabeen waa in dhiigaaga lugu jira iyo kisa istaabtaan caruurtuna waa qalad in ay takooraan. Waxba maqabaan dhaqaatiirta ey lajoogaan haak wacyigaliyeen maaha insaalootakooro dadka ... 4